Qoraa Cabdi Bare Maxamed Muuse

Qoraa Cabdi Barre Maxamed Muuse

Author/Poet/Composer @ Galkayo, Mudug

Qoraa Cabdi Barre Maxamed Muuse waa qoraa aad u da,a yar hal abuur,mufakir iyo u dhaq dhaqaaqe horumarinta bulshada uu ku abtir sado ee Geeska Africa (Soomaaliya). Qoraagu waxaa uu dhashay 1998 may waxaana uu ku bar baarey gobolka Mudug halkaas oo uu waxbarashada maadiga ah ka dhigtey dugsiga hoose dhexe ilaa sare . Waxaa uu leyahay qormooyin badan iyo buugaag kale oo ay ka mid yihiin xiganaha dad iyo deegaan oo ka hadlaya muhiimada ay waxbarashadu u leedahay aadanaha iyo sidoo kale faa idada deegaanka iyo dhiganaha kale ee murti soor oo ka hadlaaya sooyaalka taariikheed ee garaad xirsi garaad faarax guud ahaan gabayadiisii isugu jirey guubaabada gumeysi diidka.