Dhayax

Dayax Axmad Maxamed Muuse

Author @ Scholar

Dayax Axmad Maxamed Muuse waxa ay ku dhalatay magaalada Hargaysa 20/06/1989 waxa ay kabaxday schoolka Hamdan bin Rashid Hargaysa waxa ay shahaadada bajta ku diyaarisay Islamic stuies. Waxa ay kamid tahay dhalin yarada u olo olaysa horamrinta afka Soomaaliga waxayna leedahay lakjarro badan oo ay ka jeediso goobaha
dhalin yaradu isugu yimaadaan waxa ay kamid tahay gabadhaha suugaan yahan ka ah. Waxa ay muddo 5 sano ahayd macalimad  wax ka dhigta qaybo kamid ah iskuulada Hargaysa. Waxa ay kamid tahay qorayaasha wax ku qora afka soomaaliga waxaana kamid ah buugaagta ay qortay;

1. HABEEN – EERSI  ( SHEEKO FANEED )  ( WAA BUUGGA AAN HADDA KAGA QAYB GALAYO BANDHIGGA GAROOWE )
2. KOW MAAHAN NOLOSHUYE KAALAYOO ARAG ( SHEEKO FANEED )
3. NABAAD ( ARIMAHA QOYSKA )
4.MIRO DARAYO ( SUUGAAN )
5. KALAMIDO ( HORMARINTA BULSHADA )
6. DUNIDA KUGU XEERAN DADKA MAXAA UGA SHEEGIN ( dhalinyarada iyo dhibaatooyinka aafeeyay )
7. HOOYO DAADAH  ( BARBAARINTA  UBADKA)

Buugta dambe waa buug horay loo soo bandhigay oo intooda badan dhamaaday sugayana daabacaadii labaad.