BRG best pic

Cabdirisaaq Baraag

Author/Poet/Entrepreneur @

Magacaygu waa Cabdirisaaq Baraag. Waxaan dhashay 1988 waxaanan ku soo barbaaray magaalada Gaalkacyo ilaa aan ka baxay dugsiga sare ee Cumar Samatar. Waxaan ka soo baxay jaamacadda Cammuud ee magaalada Boorama kulliyadda Waxbarashada (Faculty of Education) 2009.
Waxaan degganahay ka na shaqeeyaa Gaalkacyo shirkadda Isgaarsiinta Golis. Waxaan markii u horraysay qoray labo buug oo aan doonayo in aan uga qayb galo Garoowe Book Fair. Waa: 1. Qosol & Qiso oo buug sheekooyin ah; iyo 2. Qaamuuska Eraybixinta Casriga Ah oo buug eraybixin cusub ah.
 BANDHIG BUUG-1