waberi

Cabdirahman Cumar Ismaciil (Waaberi)

@

C/raxmaan Cumar Ismaciil (Waaberi) wuxuu Ku dhashay Magaalada Bossaso Sanadkii 1997, Qoraagu Wuxuu
Waxbarashadiisa Dhexe Ku Qaatay Wadanaka Imaraadka Carabta, Waxbarashadii Sarena Wuxuu Ku Qaatay Magaalada Boosaso (Imaamu Shaafi’I School) Wuxuuna Hadeer Dhameeyay Waxbarashadii Dugsiga Sare.
Waa Maxay Buugan: (Soomaliya Taariikh iyo Diiwan) Waa Buug Ka Hadlaya Taariikhda. Somaliya, Kuna Qoran Luqada Carabiga, Buugani Wuxuu Si Kooban Uga Hadlayaa Taariikhdii Soomaliya Ay Lahaan Jirtay laga Bilaabo Xiligii uu Somaliya Soo Gaaray Islaamku Ilaa Laga Gaaro Burburkan Uu Hada Ku Jiro Wadanku. Wuxuu Ka Kooban Yahay Buugu 5 Cutub iyo 171 (Bage).