IMG-20160726-WA0027

Bashiir Cisman Dhollowaa

Author @ FURAHA ARDAYGA

Bashiir Cisman Dhollowaa, waxa uu ku noolyahay degmada Qardho, shaqadiisu waa macalin. waana qoraa jecel inuu sameeyo qoraalo kala duwan. Ilaa haddana waxuu qoray buug uu ugu magac daray (FURAHA ARDAYGA).

Wuxuu rabaa inuu ka qayb galo bandhiga buugaata ee ka dhacaysa Garowe. Wuxuu rajaynayaa in aad la so xirirtan kuna casuntas goobtaas si uu uga qayb galo xafladas. Buugaas FURAHA ARDAYGA waxuu qoray sanadkii 2014.