abdifitah

Abdifatah Mohamoud Duale

Author & Motivational Speaker @ Own

Abdifatah Mohamoud Duale waa qoraa wa ka qora barbaarinta caruurta iyo hormarinta awoodaha bini aadanka, buugta uu qorey inta daabacan waxay garayaan ilaa lix buug, oo kala ah:
1- Astaamaha qofka haka sare leh.
2- Astamaha macallinka fiican.
3 – Barbaarinta caruurta.
4- Sidee ilamaha akhriska loo jeclaysiiyaa.
5- Tarbiyad xummida caruurta,
6- Sidee looga gudbi karaa caqabadaha guusha kaa hortaagan.